Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Kitaabka Qalalinku Quraanka akhrinayo
Kitaabka Qalalinku Quraanka akhrinayo

Kitaabka Qalalinku Quraanka akhrinayo

Qiimaha: $85.00
Qiimaha aan gadno: $68.00

Kode Allaab: KIT962
Ku jirta Allaab 

Inta xabo:

Bookmark and Share



Warbixin Allaab

Kitaabka Qalalinku Quraanka akhrinayo
6 Sheekh - Tafsiirka Umal -Farabsho - Bukhari - Qaamuus hadlay 

Magaca Kitabka: Kitaabka qalinku quraanka akhrinayo
Fandka laga alifay: Diini/ F
Cidda Aliftay Kitaabka: Maanta Bookstores
Cidda Sharaxday:
Luqadda uu ku qoran yahay:
Faah-faahin kooban:
Kitaab quraan ah oo uu wata qalin samaacad ku xirantahay oo akhrinaya meel kasta oo aad ka taabsiiso wuxuuna ka kooban yahay

1-Quraanka kariimka oo kaamil ah ah oo 20 sheekh oo kala duwan akhrineyso
2- 2 Tafsiirka quraanka oo afsoomali ah ayna akhrinayo sheekh maxamed cabdi ummal & Shekh Dirir
3-Tafsiir carabi-english-faransiis-jarmal-urduu-iyo 4 buqadood oo kale
4-kitaabka manhajka farbarashada ee Qaacidda annuraniyah
5-Axaadiis xul ah oo Bukhari laga soo qaatay
6-Xisnulmuslim oo akhris ah
7-Ruqyah sharciyah (tufmada )
8-40 xadiis oo la akhrinayo
9-Tafsiirka Quraanka oo af-enlish ah
10-Quraanka oo  kalmad kalmad oo akhrinayo xifdigana u sahlan
11-Meerinta Quraanka ilmo iyo minshaawi

12-Qaamuus luqado dhawr ah usku turjumayo
13-Akhrinta quranka oo kalimad kalimad ah

 


Macaamiisha iibsaday Kitaabka Qalalinku Quraan... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com