Qiimaha: $6.00 Qiimaha aan gadno: $4.80
Caqiidada ilmaha muslimka ah
Silsiladda Manhajka sawirada leh ee ilmaha muslimka ah
Waa kitaab si sawir iyo qoraal wada socoda ah ilmaha u baraya sifaadka laga doonayo ilmaha muslimka ah iyo caqiidada saxiixa ah ee inuu aamino la doonayo.
ee dhawr bog oo kamid ah bogaga (baalasha) kitaabka .