Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Safarkii 3-da Masjid
Safarkii 3-da Masjid

Safarkii 3-da Masjid

Qiimaha: $18.00
Qiimaha aan gadno: $14.40

Kode Allaab: SAF523
Allaabtan weli nama soo gaarin



Warbixin Allaab

Safarkii 3-da Masjid

Makka- Madiina - Baytulmaqdis


Waa cd kumbuyuutar ah & galka uu ku jira. Barnaamijkaan oo ah barnaamij aad u xiise badan wuxuu kuu kaxaynayaa safar aad ku tagaysid sadexda masaajid ee barakaysan ( makka, madiina & baytumaqis). Hadafka safarkeenu waa inaan gaarno masaajidaas sadexda ah anga oo gudbayna dhul kaymo, buuro, saxare, bad intaba iskugu jira, goobahaas oo aadan gudbayn ilaa aad ka jawaabto su,aalo lagu waydiin doono. hadaba markasta oo aqoontaadu sarayso waxaa kuu fududaanaya gudbida goobahaas iyo gaarida hadafkaaga.

su,aaluhu waxay iskugu qaybaha kala duwan ee aqoonta islaamka.

Luqadda uu ku baxayo waa: Af-carabi

 



Macaamiisha iibsaday Safarkii 3-da Masjid... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com