Qiimaha: $15.00 Qiimaha aan gadno: $12.00
Qiraao Kaamil Ah- C/rashid C. Suufi
Magaca Barnaamijka: Qiraa,tu xafsaha Sh. Cabdirashiid C. Suufi Fandka laga alifay: Quraanka iyo axkaantisa Cidda Aliftay Kitaabka: Maktabadda Islaamiga ah ee Maanta Cidda Sharaxday: Maanta Soft Luqadda uu ku qoran yahay: Af-Somali - English
Faah-faahin kooban:
Waa barnaamij Si habsami leh oo naqshadeeyey kuna sahlaya xifdinta quraanka waana codkii sheekh Cabdirashiid Cali Suufia Barnaamijku wuxuu ku qoran yahay luqadda Ingriiska wuxuuna ku shaqaynayaa dhamaan windhowyada kala duwan ee 97 illaa windhows 7 umana baahna Setup
Qaybaha Barnaamijka Meerinta Quraaanka
1Sidoo kale waxaad ku dhagaysan kadhaa quraanka cd-ga ku jia Dvd-ga , rikoorada Mp3 ah sidoo kale waxaad ku shuban kadhaa mobilkaaga
Waa barnaamij cusub oo la sameeyey 2010 aadna kuu raali galin dooona inshaa allaah