Qiimaha: $12.00 Qiimaha aan gadno: $9.60
Qiraa'o Quraan oo kaamil ah (xafsah)
Sh. C/raxmaan Sudeys Waa 1 CD oo MP3 ah & Galka uu ku jiro oo ay ku dhanyihiin 114 suuradood ee Quraanku ka kooban yahay ahna sawdkii iimaamka xaramka makka sh. C/raxmaan Sudeys Riwayatu Xafsah can Caasim Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka!
Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka!