Qiimaha: $110.00 Qiimaha aan gadno: $88.00
Sharxu Saxiix Muslim (8 mujllo) Sh. M salix Ibnucuthaymiin
Magaca Kitabka: Sharxu saxiix muslim Fandka laga alifay: xadiis Cidda Aliftay Kitaabka: Imaam M salah Ibnucuthaymiin Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan waa sharaxa kitaabka xadiiska ah ee uu alifay imaam muslim ahana kitaabka 3aad ee ugu saxiixsan ee ay muslimiintu haystaan sharaxaanna waa mid ka mdi ah sharaxa ugu fiican ee la sharxay waxaana sharxay imaam M salah ibnucuthamiinrl