Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Taysiirulcallaam Sharxu Cumdatul Axkaam
Taysiirulcallaam Sharxu Cumdatul Axkaam

Taysiirulcallaam Sharxu Cumdatul Axkaam

Qiimaha: $30.00
Qiimaha aan gadno: $24.00

Kode Allaab: TAYY10
Ku jirta Allaab 

Inta xabo:

Bookmark and Share



Warbixin Allaab

Taysiirulcallaam Sharxu Cumdatul Axkaam

SH. C/raxmaan AL-basaam

Magaca Kitabka: Taysiirulcallaam Sharxu Cumdatul Axkaam
Fandka laga alifay: xadiis/fiqi
Cidda Aliftay:
Imam Cabdiqani Al-maqdasi
Cidda Aliftay Kitaabka:SH. C/raxmaan AL-basaam


Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi

Faah-faahin kooban:

Kitaabkaan qoroogu ku sharaxay kitaabka qiimiga badan ee Buluuqul maraam ee uu alifay imaam cabdiqani al-maqdasi  wuxuu kusoo aruuriyey axaadiista ka sugnaatay nabigeena swc ee axkaamta ku soo aroortay ee ku jirta bukhaari iyo muslim, kitaabkaan waxaa afsomali ku akhriyey culumo badan oo soomaaliyeed waxaadna ka dalban kadhaa isla webkeena qaybta DC/DVD

 

 

 

 


Macaamiisha iibsaday Taysiirulcallaam Sharxu C... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com