Qiimaha: $80.00 Qiimaha aan gadno: $64.00
Cawnul Macbuud Sharxu Sunan Abiidaawuud (8 mujllo) imaam Abii dayib / tacliqaad Ibnulqayim
Magaca Kitabka: Cawnul Macbuud Fandka laga alifay: Xadiis Cidda Aliftay Kitaabka: Abii dayib Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitabkaan waa kitaab ka mid ah kutubta loo yaqaan sunnata ah ee hooyada u ah axaadiista nabiga scw waxaana alify imam Abiidaaud rx waxaan sharax saaray callamah Ábiidayib rxl sidoo kale waxaa saaran tacliiqii imaam ibnulqayim.