Qiimaha: $45.00 Qiimaha aan gadno: $36.00
Al-kaashif fi macrifati man lahuu riwaayah fii kutub sitah(3mujallo) imam Dahabi
Magaca Kitabka: Al-kaashif fi macrifati man lahuu riwaayah fii kutub sitah(3mujallo) Fandka laga alifay: cilmurijaal Cidda Aliftay Kitaabka: imaam dahabi Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban:
Waa kitaab aad u qiimi badan oo cilmu rijaal lag alifay waxaana alifay imaamka weyn ee dahabi wxaa kaloo la daabacan kitaaba lagu magacaabo Daliilul kaashif