Qiimaha: $20.00 Qiimaha aan gadno: $16.00
Dawlatu Al-cusmaaniyah (khilaafadii ugu dambaysay)
Dr. Cali Muxamed Assalaabiy
Magaca Kitabka: Dawalatul Cusmaaniyah Fandka laga alifay: Siiro - Taariikh Cidda Aliftay Kitaabka: Cali Maxamed Assalaabiy Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi Faah-faahin kooban: Kitaabkaan wuxuu qoraagu si quruxbadan oo xiise leh ugu soo guuriyeen taariikhdii dawaladii islaamka ee ugu dambasyay ee la oran jiray khilaafatul cusmaaniyah ee uu hogaamiyaha ka ahaa khalifkii ugu dambeeyey ee qiimiga badnaa imaam C/majiid Allaha u naxarfiistee. Qoragu wuxuu qaadaaldhigaa sidii ay u dhisantahay iyo asbaabihii ka dambeeyey dhicitaankeeda. taariikhdaas oo kamid ah tiiriikhda dahabiga ah ee in badan oo bulshada muslimka ahi aysan war u haynin!
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan wuxuu qoraagu si quruxbadan oo xiise leh ugu soo guuriyeen taariikhdii dawaladii islaamka ee ugu dambasyay ee la oran jiray khilaafatul cusmaaniyah ee uu hogaamiyaha ka ahaa khalifkii ugu dambeeyey ee qiimiga badnaa imaam C/majiid Allaha u naxarfiistee. Qoragu wuxuu qaadaaldhigaa sidii ay u dhisantahay iyo asbaabihii ka dambeeyey dhicitaankeeda. taariikhdaas oo kamid ah tiiriikhda dahabiga ah ee in badan oo bulshada muslimka ahi aysan war u haynin!