Qiimaha: $45.00 Qiimaha aan gadno: $36.00
Haya natakalam Al-carabiyah Let us såeak arabic
Magaca Kitabka: Haya natakalam Al-carabiyah Fandka laga alifay: Luqad Cidda Aliftay Kitaabka: Daar ibnukathiir Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi - English
Faah-faahin kooban:
waa 3 kitaab oo manhaj taxane ah iyo 3 cd oo uu ku duuban yahay cod ah kitaabka wuxuuna si fudud u sharxayaa barashada luqadda carabiga waxaana loogu talagalay dadka ku hadlay luqadda ingirska.