Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Meerinta Quraanka - Macalin
Meerinta Quraanka - Macalin

Meerinta Quraanka - Macalin

Qiimaha: $14.00
Qiimaha aan gadno: $11.20

Kode Allaab: MEE718
Ku jirta Allaab 

Inta xabo:

Bookmark and Share



Warbixin Allaab

Meerinta Quraanka - Macalin

Magaca Barnaamijka:   Meerinta quraanka  


Fandka laga alifay:     Quraanka iyo axkaantisa
Cidda Aliftay Kitaabka: Maktabadda Islaamiga ah ee Maanta
Cidda Sharaxday:  Maanta Soft
Luqadda uu ku qoran yahay: Af-Somali - English

 

 

 

 Faah-faahin kooban:

Waa barnaamij Si habsami leh oo  naqshadeeyey kuna sahlaya xifdinta quraanka adiga iyo ilmahaagaba waana codkii sheekh Cali C/raxmaan Al-xudeyfi Imaamkii Maasajidka Nabiga scw ee madiina
Barnaamijku wuxuu ku qoran yahay luqadda caabiga iyo tan ingiriiska wuxuuna ku shaqaynayaa dhamaan windhowyada kala duwan ee 97 illaa  windhows 7 umana baahna Setup

Qaybaha Barnaamijka Meerinta Quraaanka

1-Akhrinta Quraanka oo idil oo Maqal iyo muuqaal ah
2-Ku cel-celinta aayad ama aayado kasta oo quraanka ka mid ah 1-10 jeer
3-Axkaanta Akhrinta quraanka oo af-caabi iyo af-engriis ah
4-Ducooyin 4 sheekh oo kala duwan ah
5-Aadaanka labada xaram ee maka iyo madiina oo maqal iyo muuqaal ah

Sidoo kale waxaad ku dhagaysan kadhaa quraanka cd-ga ku jia Dvd-ga , rikoorada Mp3 ah sidoo kale waxaad ku shuban kadhaa mobilkaaga

Waa barnaamij cusub oo la sameeyey 2010 aadna kuu raali galin dooona inshaa allaah

 

 

 

 

 

 

 

   
 

 


Macaamiisha iibsaday Meerinta Quraanka - Macal... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com