Qiimaha: $12.00 Qiimaha aan gadno: $9.60
Caqiidatu Salaf Asxaabilxadiis (Tawxid)
Sh. Maxamed Cabdi Umal
Waa 1 CD oo MP3 ah & Galka ay ku jiraan oo ay ku dhanyihiin 32 darsi oo Kitaabka Caqiidatusalaf Asxabilxadiiskooban yahay midkiibana soconayo muddo saacad ( taqriiban 60 min) ah. kitabak waxaa la duuban barnaamij ah kitaabkii oo si habsami leh loogu lifaaqan duruusta oo aad ugu kaaftoomeysid inaad soo iibsato kitaabka sidoo kale waxa la duuban tixaha kitaabka oo lagu luuqeynayo iyo tixaha caqiiadatu safaariiniyah oo lagu luuqeynyo
Horudhaca hore ee barnaamijka
Wajahadda Hore ee Barnaamijka
Gabayga lamiyada oo maqal & muuqaal ah
Manshuuraadka Maktabadda