Qiimaha: $12.00 Qiimaha aan gadno: $9.60
Asxaabul-fiil Af-soomaali
Qisadii ay kusoo dagtay suuratul fiil (alamtara)
Waa filimi kartoon ah oo si faahfaahsan uga sheekaynaya qisadii ay kusoo dagtay suuratul fiil (alamtara) ee ku saabsaneyd baabi,intii nimankii gaalada ahaa ee soo weeraray xaramka ee uu hogaaminayey Abraha al-xabashi
wuxuu ku duuban yahay 1 DVD
wuxuu ku hadlaya af-soomaali
Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka Usuulu-salaasah!