Qiimaha: $10.00 Qiimaha aan gadno: $8.00
Sharaxa Tuxfatul-Adfaal
Magaca Kitabka: Tatxul Aqfaal Sharxu Tuxfatul Adfaal Fandka laga alifay: Tajwiid Cidda Aliftay Kitaabka: Suleymaan x. Al-jamsuuri Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-caabi
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan waa sharax ka mid kitaabta lagu sharxay tixaha gabayga ah ee kitabka laga barto cilmiga tajwiidka quraanka ee lagu magacabo Tuxfatul Adfaal waana mid ka mid ah shuruuxdeeda kuwa ugu fiican