Qiimaha: $45.00 Qiimaha aan gadno: $36.00
Muwasacatu Muyasara fii Taariikh Al-islaamiy 2 mujlad
Koox khubaro iyo cilmi barayaal ah
Magaca Kitabka: Muwasacatu Muyasara fii Taariikh Al-islaamiy 2 mujlad Fandka laga alifay: Siiro - Taariikh Cidda Aliftay Kitaabka: Koox khubaro iyo cilmi barayaal ah Cidda Sharaxday: waxa gogldhig u sameeyey taariikhyahanka caanka ah Dr. Raaqib Assarjaaniy Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi Faah-faahin kooban: Kitaabkaan wuxuu qoraayaashu ku soo guuriyeen taariikkhdii iyo dhacdooyinkii mihiimka ahaa ee caalamka Islamka soo maray laa bilaabo xiligii nabi muxamed scw lasoo diray ilaa maanta.
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan wuxuu qoraayaashu ku soo guuriyeen taariikkhdii iyo dhacdooyinkii mihiimka ahaa ee caalamka Islamka soo maray laa bilaabo xiligii nabi muxamed scw lasoo diray ilaa maanta.